Ogeysiis:
- Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan Ugaas Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
- Ogeysiis: Dhammaan walaalaha waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
- Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
Siyaaradii Sh C/Raxman Sh Nuur Jimcaale oo lagu qabtay Stockholm
Waxaaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay Siyaaradii Sh C/Raxman Sh Nuur Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee magaalada Stockholm ayaaa waxaa lagu qabtay Xaafada tensta.
Siyaaradaan oo Sanadkiiba mar lagu qabto Magaalada Stockholm ayaa waxay ka dhacday Xaafadda Tensta,.
Sheekhu wuxuu kaalinweyn kulahaa fidinta diinta islaamka wuxuu dadka dhexdiisa ku lahaa qadarin weyn wuxuu nashriyay dariiqada qaadiriyada.
dhanka kale shiikhu wuxuu ahaa dhakhtar kuxeel dheer arimaha Caafimaadka Gacantiisa barakaysana dadbadan ilaahay ku caafiyay.
By: Sunnaweb.com
Stockholm Office
E.amail:sunnaweb@hotmail.com
Siyaaradii Sh C/Raxman Sh Nuur Jimcaale oo lagu qabtay Stockholm