Ogeysiis:
- Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan Ugaas Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
- Ogeysiis: Dhammaan walaalaha waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
- Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
Xaflada Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Göteborg Sweden
Waxaa lagu qabtay magaalada gotenberg ee wadanka Swden xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna maamuusayay dhalashada Nabiga NNK.
Xafladda oo ay ka soo qayb galeen culimaa,u diin iyo dadweyne aad u tiro badan ayaaa waxaa laga soo jeediyey muxaadaraad aad iyo aad u qiimo badan kuwaasoo ay garab socdeen qasaa,id lagu ammaanaayo nabiga NNK.
sidoo kale waxaa goobta xafladdu ka dhacaysay lagu oogay xadrooyonka Raxmaaniyah iyo Zeyliciya iyo kuwo kale.
Xafladda oo ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.
waxaa soo diyaariyey
sunnaweb.comgöteborg office
E-mail sunnaweb@hotmail.com
Sh.Cabdullahi Baasto oo ka yimid Örebro Sweden
Sh.Axmed Caato iyo culimo kale
SH.Muxiyidiin oo Hogaaminaaya Dikriga Raxmaaniyah
Xilqada Dikriga raxmaaniyah
Sh.Maxamuud Cabdi Sabriye Stockholm
Sh.Abdirahman Sh.Muxyidiin Celi
Xilqada Dikriga Zeyliciyah oo ay qaadayaan culimadii kasoo qaybgashay Xafladda
Sh.Yuusuf Xusseen Xassan xiriiriyaha Xafladda
Sh.Cabaas Maxamed Sh.Yuufuf ibrahim oo hogaaminaaya Dikriga Zeyliciyah
Sh.Cismaan Xaaji oo ka yimid Stockholm
SH.Abdirahman Maxamed Xaashi oo Sali qaadaaya
Sh.Daahir oo ka yimid Stockholm
Xaflada Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Göteborg Sweden