Mu,tamarkii 9-aad ee Ahlusunna waljamaaca oo Maalintii labaad ka socda Magaalada Göteborg ee dalka Sweden.Sawiro

0
Saturday June 15, 2013 - 20:09:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mu,tamarkii 9-aad ee Ahlusunna waljamaaca oo Maalintii labaad ka socda Magaalada Göteborg ee dalka Sweden.Sawiro

    Mu’tmarkii 9-aad ee Culimada udiinka Ahlusnna waljamaaca ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Göteborg ee dalka Sweden,iyadoona ay ka soo qeyb galeen Mashikh aad ufara badan oo isaga kala yimid dafaaha Caalamka. Mut,tamarkan ayaa waxa ka so

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu’tmarkii 9-aad ee Culimada udiinka Ahlusnna waljamaaca ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Göteborg ee dalka Sweden,iyadoona ay ka soo qeyb galeen Mashikh aad ufara badan oo isaga kala yimid dafaaha Caalamka. Mut,tamarkan ayaa waxa ka soo qeyb galay culima udiin,mashaa,ikh,iyo dadweyne aad ufarabadan.waxaana halkaasi laga soo jeediyay Wacdi,khudbado iyó Qasaaid Nabi amaan ah. Muxaadarooyinka la soo jeediyay ayaa waxaa ka mid ahaa in dadka muslimiinta ah ku dadaalaan cibaadada ilahay iyo acmaasha saalixa ah ee ilaahay u abuuray. Gololnews:dib Ayaan ka soo galinaynaa bayaankii ka soo baxay shirka la socda mardhow




















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc