Wargalin Muhiim ah oo Ku socota dhamaan walaalaha ku xiran.Sunnaweb.com.

8
Sunday August 11, 2013 - 17:18:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wargalin Muhiim ah oo Ku socota dhamaan walaalaha ku xiran.Sunnaweb.com.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaaamn Ugu bishaareeyneeynaaa walaalaha ku xiran shabakadda www.Sunnaweb.com.in aan idiin soo gudbin doono duruus cusub oo tayadeedu sareeyso insha ALLAH.

Duruusta hadda diyaarka ah oo aad ka bogan doontaan waxaaa ka mid ah '

Tafsiirka Quraanka kariimka ah oo uu inoo aqrin doono Sh.Maxamuud Ow Cabdulle Cariif

Kitaabka Tarmiidi oo uu inoo aqrin doono Sh.Cali Cusmaan Ugaas

kitaabka Buluuq Maraamkaoo uu inoo aqrin doono Sh Yuusuf Koraaye

Muxaaadaraad muzalzal ah oo uu inoo soo jeedin doono Sh:Maxamuud Ow Cabdulle Cariif

Muxaadaraad muzalzal ah oo uu inoo soo jeedin doono Sh.Abuukar Xassan Maalin

waxaan kaloo idiin soo gudbin doonaa muxaadaraad muuqaal ah oo ay inoo soo gudbindoonaan mashaa.iq kala duwan.

wixii talo iyo tusaale ah noogu soo dira

e.mail sunnaweb@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc