Ogeysiis:
- Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan Ugaas Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
- Ogeysiis: Dhammaan walaalaha waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
- Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
Xafladlagu soo dhaweeynaayey Mucalim Siciid oo lagu qabtay Stockholm
WaxaaMaallintii Khamiista ka dhacday Magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden Xaflad heersare ahXaflada oosi weyn loosoo agaasimay laguna soo dhaweeynayay aas-aasihii madarasada Khayr qabe ee magaalada Stockholm Mucalim Saciid Xassan Cilmi Fagaas.
Xafladdaan oo socotay in ka badan 6 saacadood oo xariir ah ayaa waxaa kasoo qayb galay bulshada qaybaheeda kala duwan.
Macalinka ayaaa lagu xasuustaaa in uu ahaa qofkii ugu horeeyey ee ka bilaaba dariiqada magaalada Stockholm.
Mucalim saciid ayaa wuxuu safar ugu maqnaaa soomaaliya sanadkii u danbeeyey.
Xafladaan oo ay ka soo qayb galeen culmaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca iyo dhammaan qaybaha bulshada ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaaad. Halkaan hoose ka daawwo xaflladii oo dhameeystiran
Xafladlagu soo dhaweeynaayey Mucalim Siciid oo lagu qabtay Stockholm