Ogeeysiis ku socda dhammaan Aqristayaasha SUNNAWEB.COM

2
Sunday May 15, 2011 - 23:01:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeeysiis ku socda dhammaan Aqristayaasha SUNNAWEB.COM

    Asalaamu calaykum Dhammaan aqristayaasha sharafta leh ee ku xiran bogga SUNNAWEB.COM waxaan ka cudurdaaraneeynaa mudadii aan hawada ka maqnayn,waxaan hawada uga maqnayn balaarinta webka iyo tayeeyntiisa,waxaan mar kale idinkaga cudurdaaraneeynaa in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum Dhammaan aqristayaasha sharafta leh ee ku xiran bogga SUNNAWEB.COM waxaan ka cudurdaaraneeynaa mudadii aan hawada ka maqnayn,waxaan hawada uga maqnayn balaarinta webka iyo tayeeyntiisa,waxaan mar kale idinkaga cudurdaaraneeynaa in aanan soo wada galin dhammaan duruustii aad uga barateen webka waxaan ka codsaneeynaaa aqristayaasha sharafta leh inaan ku hayno webka shaqo aadna ka bogan doontaan sida ugu dhaqsiyaha badan insha ALLAH. Maamulka Ama aasaasayaasha Boggaan Waxay Xil weyn iska Saareen Diyaarinta Barnaamijyo Munaasib u ah Xaalada Caqiido, Akhlaaq, iyo Aqooneed ee Qof kasta oo soomaali ah waxaan Rajaynaynaa in aad ka Faa'iideeysandoontaan Inshaa Allaah. Waxaan soo dhaweeyneeynaa wixii talo iyo tusaale ah waad mahadsantihiin

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc