Munaasabada Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Caasimada Norway Oslo

0
Monday January 27, 2014 - 11:47:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabada Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Caasimada Norway Oslo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caasimadda dalka Norway ee Oslo ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay xuska mowliidka ee dhalashada nabigeenna Muxammed (NNKH).


Xafladdan xuska ayaa waxaa kasoo qeyb galay culumo badan oo ka kala timid wadamada Swedan, Ingriiska iyo gudaha waddanka Norway.

Waxaa lagu qabtay xuska masjika weyn ee ku yaal bartamaha xaafadda Grønland.

DAAWO FILMKA

Boqolaal dadweyne ah ayaa ka soo qeyb-galay xafladda dhalashada nabiga, waxaana ay ka kala yimaadeen wadamada Skandinavianka oo ay ugu horeeyaan Norway iyo Swedan.

Muxaadarooyin iyo dikri lagu weyneynayo Nabigeenna Muxammed (NNKH) ayaa halkaasi laga jeediyay, waxaana gaba-gabadii xafladda la cunay cunto macaan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc