Munaasabada Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Köping Sweden

0
Saturday February 01, 2014 - 17:36:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabada Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Köping Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus







Waxaa magaalada köping ee dalka Sweden lagu qabtay xaflad lagu weeyneeynaayo dhalashada Nabigeena Muxamed NNK.
Xafladdaan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay Culimaa,udiin iyo dadweyne aad u badan oo ka kala yimid gobolada dalka Sweden.
Xafladda oo ay ka hadleen Cculimo aad u badan ayaa waxaa lagu dheeraaday Siirada Nabiga NNK .


Xafladda oo ay ka muuqatay bilic ayaaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.

BY: Sunnaweb.com
Xafiiska Stockholm
E.mail:sunnaweb@hotmail.com





























Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc