Munaasabada Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Örebro Sweden

0
Monday February 17, 2014 - 09:57:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabada Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Örebro Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus






Munaasab lagu soo gabagabeeyay Munaasabadihii Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH oo ka dhacaday Qaarada Yurub oo lagu qabtay Magaalada Örebro Sweden.


Xaflada ayaa waxaa lagu daahfurey sidii dhaqanka islaamku ahaa Ayaayadaha qur,aanka kariimka Kadibna waxaa halkaa kusoo bandhigay Qasaaid Nabi amaan ah qaar kamid ah Culumada hlusunna Waljamaaca.

Xaflada Ayaa waxaa kasoo qeybgalay dadweyne iskugujirey qeybaha kala duwan ee bulshada sida culumaa,udiinka Aqoonyahano,Odayaal,
Dhalinyaro,Hooyooyin.

Waxaa ka soo qeyb galay Culumaa.udiin Kakala yimid Sweden Magaalooyinkeeda Sida Stockholm, Göteborg, Köping, Norrköping iyo Örebro.

Culumaa,udiinkiinkaas waxaa kamid ahaa.

Sh M,ed Sh Uweys Sh M,ed Fiqi Yuusuf,

Shekh Cabdiraxman Sh.Muxiddin Celi,

Shekh Muxiddin Maxamed Jiin Gaab,

Shekh Abuukar Ibrahim Tooxow,

Shekh Sh.Muxiddin Mahamud Xirsi,

Shekh Cali Raage,

Shekh Daahir Mahamud Xaaji Cisman,

Shekh Amiir iyo Mashaa.iqkale.

Xafladda oo ay ka muuqatay bilc ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.


Warbixinta Waxaa soo diyaariyay

Sunnaweb.com.

wixii talo iyo tusaale ah ku soo dir

sunnaweb@hotmail.com


















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc