Ziyaradii Sh muxmed Cuthman oo logu qabtay Köping sweden

0
Wednesday May 25, 2011 - 01:05:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1937
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ziyaradii Sh muxmed Cuthman oo logu qabtay Köping sweden

    Siyaaradii Shiikh Mumaxamed Cusamaan oo lagu qabtay Sweden gaar ahaan (Koping=shoobin) Siyaaradii Waligii Illaahay Sh.Muxamed Cusmaan oo ahaa Shiikh ay ka aflaxeen in kabadan kuma naan Culummaa udiin Somaliyeed ah oo ku kala firirsan aduunka dacal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaaradii Shiikh Mumaxamed Cusamaan oo lagu qabtay Sweden gaar ahaan (Koping=shoobin) Siyaaradii Waligii Illaahay Sh.Muxamed Cusmaan oo ahaa Shiikh ay ka aflaxeen in kabadan kuma naan Culummaa udiin Somaliyeed ah oo ku kala firirsan aduunka dacaladiisa ayaa galabtay oo ay taariikhdu tahay 19-Bisha May 2011 lagu qabtay dalka Sweden gaar ahaan magaalada Koping. Siyaaradaan ayaa waxaa soo diyaarshay Dadka deegaanka koping oo ayagu ku caan baxay inay marwilaba is ku taagaan Kheyraadka,uduceynta iyo xuska mashaa,ikhda u halgantay noolaynta Diinta Islaamka. Ma,ahan markii ugu horeysay ee lagu qabto siyaaradaan oo kale magaalada Koping dhowr goor oo hore ayaa lagu qabtay siyaaradaan oo kale sanadyadii ina soo dhaafay. Waxaana Aalaaba lagu qabtaa xaafada ay Somalidu ubadantahay ee Nibblesbacken. Xafladaan loogu ducaynaayay Shiikha ayaa lagu aqriyay Quraanka Kariim ka ah kadibna waxaa laqaaday Qasiidooyin lagu amaanaayay Awliyada Guud iyo kuwo uu shiiku qaas u lahaa waxaana halkaa Wacdi ka soo jeediayay Sh.Magaalada Koping Sh.Muxayadiin M.Xirsi. Waxayna ku soo dhamaatay jawi wanaagsan iyo nafaxaad kheyr badan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc