Siyaaradii Sayidata Faadima Binta Nabi (NNK) oo laqabtay Stockholm 31-05-2014

0
Friday June 06, 2014 - 11:32:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sayidata Faadima Binta Nabi (NNK) oo laqabtay Stockholm 31-05-2014

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus





Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden Hamiinkii Sabtida ahayd ka dhacday Siyaaradii Faadima Binti Rasuul iyo Ahlubaytka Nabiga (NNK).

Siyaarada oo sifiican loo soo agaasimay ayaa dadkii ka soo qeyb galay oo isugu jiray Culumo,Odayaal ,Dhalin yaro,Haween iyo Caruur ayaa waxaa dhamantood ay aad ugu faraxsanyeen habka ay Culumadu uga haqab tireyso Diinta ayada oo sidoo kale Culumada halkaasi isugu timid bulshadii nasiibka u yelatay in ay Siyaarada ka soo qeyb gasho Uga shekeeyay mahiimada ay leedahay dadka wanaagsan inlagu xirnaado.



Waxayna Siyaaradu ku soo idlaatay jawi farxadeed waxaana Culumada halkaasi isugu yimid ay u duceyeen dhamaan Umadaha islaamka ayaga oo gaar haan u duceeyay umada soomaaliyeed iyo Dadkii Siyaarada u istaagay in ay dhigaan ayada oo Khitaamkana lagu soo xiray siyaarada Qasiidooyin aad umacanaa.


By Sunnaweb.com
Stockholm Office
Sunnaweb@hotmail.com


















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc