Siyaaradii Sh,Muxamed Cusmaan oo lagu qabtay Stockholm

2
Sunday May 29, 2011 - 17:23:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2361
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sh,Muxamed Cusmaan oo lagu qabtay Stockholm

    Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden ka dhacday Siyaaradii Caalimkii weynaa ee Sheekh Muxamed Cusmaan. Sh.Muxamed Cusmaan oo ahaa Shiikh ay ka aflaxeen in kabadan kuma naan Culummaa udiin Somaliyeed ah oo ku kala firirsan aduunka dacaladiis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden ka dhacday Siyaaradii Caalimkii weynaa ee Sheekh Muxamed Cusmaan. Sh.Muxamed Cusmaan oo ahaa Shiikh ay ka aflaxeen in kabadan kuma naan Culummaa udiin Somaliyeed ah oo ku kala firirsan aduunka dacaladiisa ayaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 28-Bisha May 2011 lagu qabtay dalka Sweden gaar ahaan magaalo madaxdiisa Stockholom. Siyaarada oo ahayd mid si weyn loosoo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay culimaa.u diinlka ahlusunna wal jamaaca. mashaa,iqdii kasoo qayb gashay siyaarada waxaa ka mid ahaaa caalimka weyn Sh.Muxyidiin Xassan Ayaanle iyo sh.Cismaan Xaaji iyo culimo kale. Siyaarada ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad




















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc