Tartan Aqooneed Looqabtay Ardayda Dugsiga Ahlusunna Koran Skola. Jordbro Stockholm.

0
Sunday June 15, 2014 - 22:13:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartan Aqooneed Looqabtay Ardayda Dugsiga Ahlusunna Koran Skola. Jordbro Stockholm.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafladaan oo kadhacday Xafada Jordbro oo katirsan Caasimada Wadanka Sweden ee Stockholm ayaa waxaa loo qabtay ardeyda dhigata Dugsiga Quraanka Kariimka ah ee lagu magacaabo Ahlusunna Koran Skola.
Ardayda Tartanka looqabtay ayaa waxaa ay ku tartamayeen Siirada Nabigeena (MuxammedNNK)
Waxayna kuguuleysteen intoodii badnayd Abaalmarin lacageed oo ay Maamulka iyo Waalidiintoodu ugu tala galeen intii kubaasta su,aalaha laweydiiyay.


Sidoo kale waxa Xaflada kasoo qeeb galay qeebaha Bulshada sida Culuma,udiin, Waalidiin, Odayaal Dhalinyaro.

Waxaa in laxuso mudan in qaar kamid ah ilmuhu kusoo bandhigeen goobtaas Nashiidooyin ama Qasiidooyin Nabi amaan ah oo ay aad iyo aad ugu riyaaqeen dadweynihii kasooqeeb galay Xafladaas.
Munaasabada ayaa kusoo gaba gaboowday jawi farxad iyo reen reen
.

By.Sunnaweb.com
Xafiiska Stockholm












































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc