Ogeysiis:
- Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan Ugaas Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
- Ogeysiis: Dhammaan walaalaha waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
- Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
Munaasabada Mowliidka Nabiga oo lagu qabtay Örebro Sweden
Munaasab lagu soo gabagabeeyay Munaasabadihii Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH oo ka dhacaday Qaarada Yurub oo lagu qabtay Magaalada Örebro Sweden.
Xaflada ayaa waxaa lagu daahfurey sidii dhaqanka islaamku ahaa Ayaayadaha qur,aanka kariimka Kadibna waxaa halkaa kusoo bandhigay Qasaaid Nabi amaan ah qaar kamid ah Culumada hlusunna Waljamaaca.
Xaflada Ayaa waxaa kasoo qeybgalay dadweyne iskugujirey qeybaha kala duwan ee bulshada sida culumaa,udiinka Aqoonyahano,Odayaal,
Dhalinyaro,Hooyooyin.
Waxaa ka soo qeyb galay Culumaa.udiin Kakala yimid Meelo kaladuwa.
Culumaa,udiinkiinkaas waxaa kamid ahaa.
Sh Saalix Macalim Cabdulaahi, Kanses US
Sh M,ed Sh Uweys Sh M,ed Fiqi Yuusuf, Örebro Sweden
Shekh Cabdiraxman Sh.Muxiddin Celi, Göteborg Sweden
Shekh Sh.Muxiddin Mahamud Xirsi, Köpng Sweden
Macalim Maxamud Sh Xassan Örebro Sweden
Shekh Amiir Örebro Sweden iyo Mashaa.iqkale.
Munaasabada Mowliidka Nabiga oo lagu qabtay Örebro Sweden