Munaasabada Mowliidka Nabiga oo lagu qabtay Copenhagen Danmanrk

0
Monday January 12, 2015 - 23:01:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabada Mowliidka Nabiga oo lagu qabtay Copenhagen Danmanrk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus







Munaasabada Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH ayaa dhacaday Danmark Kopenhan .
Xaflada ayaa waxaa lagu daahfurey sidii dhaqanka islaamku ahaa Ayaayadaha qur,aanka kariimka Kadibna waxaa halkaa kusoo bandhigay Qasaaid Nabi amaan ah qaar kamid ah Culumada Alusunna Waljamaaca.
Xaflada Ayaa waxaa kasoo qeybgalay dadweyne iskugujirey qeybaha kala duwan ee bulshada sida culumaa,udiinka Aqoonyahano,Odayaal,
Dhalinyaro,Hooyooyin.


Waxaa ka soo qeyb galay Culumaa.udiin Kakala yimid Meelo kaladuwa.

Culumaa,udiinkiinkaas waxaa kamid ahaa.
Xafladda oo ay ka muuqatay bilc ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.

Warbixinta Waxaa soo diyaariyay

Sunnaweb.com.
wixii talo iyo tusaale ah ku soo dir
sunnaweb@hotmail.com


























Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc