Ixtifaalka Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay koping Sweden

0
Tuesday January 20, 2015 - 00:56:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ixtifaalka Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay koping Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Shoping ee wadanka Sweden lagu qabtay Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna maamuusayay dhalashada Nabigeena MUXAMMED NNK.
Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen Culimaau,diinka Ahlusunna waljamaaca ee magaalada koping ayaa waxaa goobta soo buuxiyey dadweyne ka kala yimid magaalda shoping iyo Nawaaxigeeda.
Xafladda ayaa waxaa lagu daahfuray aayadaha qur,aanka kariimka ah waxaana goobta muxaadaraad aad u qiimo badan ka soo jeediyey Mashaa,iq dii ka soo qayb gashay Xafladda.
Sidoo kale waxaa garab socday muxaadaraadka Nabi ammaano ay qaadayeen maadixiintii kasoo qayb galay xafladda iyo ardayda dugsiyada quraanka ee magaalada shoping.
Xafllada oo ay ka muuqatay bilic ayaa waxa ay kusoo gabagaboowday nuur iyo nafaxaat.


fiiro gaar ah. waxaan soo gelin doonaa Sunnaweb.com dhammaan muuqaaladii Xafladda insha ALLAH.

WARBIXINTAAN WAXAA SOO DIYAARIYRY
XAFIISKA WARARKA EE SUNNAWEB STOCKHOLM
E.MAIL sunnaweb@hotmail.com
























































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc