Xaflad Duco ah oo loo sameeyay Allaha unaxariistee Sheekh Cabdi

0
Monday January 26, 2015 - 15:44:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaflad Duco ah oo loo sameeyay Allaha unaxariistee Sheekh Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus











Xaflad Duco ah oo loo sameeyay Allaha unaxariistee Sh Cabdi Nuur Sheekh Axmed (Sheekh Cabdi Sheekhaal),ayaa waxa ay Ka Dhacday Magaalada Stockholm Sweden.


Xaflada oo Si Heer sare ah Loo soo Agaasimay ayaa waxa ay kadhacday Xaafada Tensta Mowlaca Macalim Siciid waxaana Kasoo qayb galay Culumaa.udiin iyo Dadweyne kale.
Sheekh Muxyadiin Xassan Ayaanle oo kamid ahaa Culumadii kasoo qayb gashay Aqoon dheerna ulahaa ayaa ku dheeraaday Taariq nololeedkii Sheekha wuxuuna ku tilmaamay Sidaan.

: Wuxuu kamid ahaa Culumada waaweyn
: Wuxuu dadka waxbarayay 60 Sano
: Wuxuu ahaa Nin Xaqa ku adag
: Wuxuu lakulmay Qiyaar hore
: Wuxuu ahaa Nin aan tilmaan lahayn

Sidookale waxaa kawaramay Axwaasha Sheekha Sh Cismaan Xaaji Adan, Sh deeq Xaaji Muxumud, Sh Cali Maxamud Cabdi, Xaaji Cabdulaahi Macalim Nuur iyo Qiyaar kale


Sunnaweb.com waxay idiin soo gudbin doontaa dhammaan ayada oo maqal iyo Muuqaal ah Hadii Alle idmo.

BY.Sunnaweb.com
Xafiiska Stockholm
E.mail; sunnaweb@hotmail.com
















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc