Hayada Samafalka Al-ixsaan oo qaybisay Deeq Raashin ah

0
Wednesday January 28, 2015 - 15:37:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hayada Samafalka Al-ixsaan oo qaybisay Deeq Raashin ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus



Deeqdan raashinka ay oo isugu jirta nuucyada kala duwan ee daruuriga ah ay u qeybisay hay’ada qeyriga ah ee agoonta iyo fuqarada ee al ixsaan dad dan yar ah eek u dhaqan deegaanka ceelasha biyaha.

Gudoomiyaha hay’adan qeyriga ah ee al-ixsaan sh maxamuud aw cabdulle cariif ayaa ka hadlay deeqdan iyo dadka ay u qeybiyeen wuxuuna u mahad celiyay dadkii usoo wakiishay deeqdan in ay bixiso hay’ada qeyriga ah ee al-ixsaan.


Dhanka kale dadkii ka faa’iideysatay deeqdan ayaa u mahad celiyay cidii gacan ka geysatay deeqadan raashinka ah ee lasoo gaarsiiyay


































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc