Mu’tamarkii 7-aad ee Ahlusunna Waljamaaca ee Qaarada yurub

0
Saturday June 11, 2011 - 13:37:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mu’tamarkii 7-aad ee Ahlusunna Waljamaaca ee Qaarada yurub

    Waxaa la ogeysiinaya dhammaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku kala nool Dalalka loo yaqaano ISKANDINEEFIYA iyo Dalalka kale ee ka tirsan Yurub, iyo weliba waqooyiga America in uu Magaalada Gothenburg-Sweden ka dhici doono Mu’tamarka 7-aad ee Ahlus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la ogeysiinaya dhammaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku kala nool Dalalka loo yaqaano ISKANDINEEFIYA iyo Dalalka kale ee ka tirsan Yurub, iyo weliba waqooyiga America in uu Magaalada Gothenburg-Sweden ka dhici doono Mu’tamarka 7-aad ee Ahlusunna Wal Jamaaca. Mu’tamarka Halkudheggiisa waxaa loogu magac daray” Dhawaan ku diide dheeraanuu ku doonaa. فَسَتَذْكُرُوْنَ Ù…ÙŽØ¢ أَقُوْلُ لَكُمْ Mu’tamarka waxaa la qaban doona ”Maalmaha Sabtida & Axada, Taariikhduna ay tahay 25 & 26 ee Bish Jun 2011. Mu’tamarka 7-aad ee Ahlusunna Wal Jamaaca waxaa lagu qaban doona ” Kortedala Torg Magaalada ee Gothenbug-Sweden., . Waxaa lasoo raaci karaa ilaa Kortedala TorgSpÃ¥rvagen : 6, 7 iyo 11 Wixiifaafaahin ah kala soo xiriira: Tel. 0736184115-Tel. 0704450782- Culimada ka soo qayb gali doonto waxa ay kala yihiin 1-Sheikh M’ed Kulmiye. UK 2-Sheikh Muuse Haaji Aadam.Norwey 3-Sheikh Ahmad Husein Abdi .UK 4-Sheikh Muuse Cadde. Holland) 5-Sheikh Ali Looboge.UK 6-Sheikh M’uud Abdi Sabriye. (Sweden) 7-Sheikh Usmaan Haaji Aadam. (Sweden) 8-Sheikh Daahir Haaji Hasan. (Sweden.) 9-Dr Ahmad Alasow.Sweden 10-Sheikh Ahmad Sh M’ed yare. ( UK.) 11-Dr Muhsin Muriid. (Sweden.) 12-Dr Abdulhaadi Stendlerd. (Sweden.) 13-Dr Sheikh Abdrahmaan sh M’diin Eli. 14- Sheikh Muxyadiin Maxamud Xirsi (Sweden) Waxaa jiri doonto aqoon is weydaarsi iyo in looga jawaabo ka soo qeyb galayaasha wixi su'aalo ay qabaan , in shaa' Allaah. Waa Billaahi Towfiiq. IDDARADA AHLU SUNNAH WAL-JAMAA'AH EE GOTHENBURG-SWEDEN


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc