mutamarikii 7aad ee Ahlusuna Waljamaca oo sitoosa uga socda Göteborg.

1
Saturday June 25, 2011 - 19:27:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    mutamarikii 7aad ee Ahlusuna Waljamaca oo sitoosa uga socda Göteborg.

    Mutamarii 7aad ee ahlu sunna Waljamaaca ayaa si toos ah uga socdo magala madaxda labaad ee dalka sweden Göteborg waxaa kasoo qeybgalay culumo udiin ka kalayimid wadamo kala gadisan sida Uk.norwey .Holan iyo gobolo farabadan oo kamid ah dal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mutamarii 7aad ee ahlu sunna Waljamaaca ayaa si toos ah uga socdo magala madaxda labaad ee dalka sweden Göteborg waxaa kasoo qeybgalay culumo udiin ka kalayimid wadamo kala gadisan sida Uk.norwey .Holan iyo gobolo farabadan oo kamid ah dalka sweden mutamark 7aad ayaa waxa uu muuqday midxambaarsan muwaadiic kaladuwan sida muxaadarooyin amaanta nabiga xilaqu dikri culumadii Halkaa ka Muxadareysay waxaa ka mid ahaa UK..Sh Maxamed Kulmiye Uk..Sh Cali (Loobabge) Norwey..Sh Muse Xaji Aadin. Holan ..Sh Muse Cade Swedhen.. Sh Craxman Sh muxyadin swedhen.. Sh Maxmud Cabdi sabriye Swedhen.. Macalin Siciid

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc