Siyaaradii Sh Ooyaaye,Mashaa.ikhdiisa iyo Talaamiisiida oo Lagu qabtay Stockholm Sweden Cabdallle iyo Sh Cawareere oo lagu qabtay Finland Kurkuu 2015-04-25

0
Sunday May 10, 2015 - 23:35:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sh Ooyaaye,Mashaa.ikhdiisa iyo Talaamiisiida oo Lagu qabtay Stockholm Sweden Cabdallle iyo Sh Cawareere oo lagu qabtay Finland Kurkuu 2015-04-25

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus




Waxaa Magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden Hamiinkii Sabtida ahayd ka dhacday Siyaaradii Sheekh Ooyaaye iyo Mashaa.ikhdiisa iyo Talaamiidiisa.



Waxaana Siyaarada Xalay Saqdii dhaxe ku soo idlaatay jawi farxadeed waxaana loogu duceeyay dhamaan Umadaha islaamka ayaga oo gaar haan u duceeyay umada soomaaliyeen iyo Dadkii Siyaarada u istaagay in ay dhigaan ayada oo Khitaamkana lagu soo xiray siyaarada Qasiidooyin aad umacanaa.



Siyaaraadaan oo ahayd mid ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.


Xafiiska Sunnaweb Sockholm:
E-mail: Sunnaweb@hotmail.com




























Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc