Siyaaradii Sh.Cali Samatar iyo Mashaa,iqdiisa iyo Talaamiidiisa oo lagu qabtay Stockholm

0
Tuesday June 09, 2015 - 12:18:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sh.Cali Samatar iyo Mashaa,iqdiisa iyo Talaamiidiisa oo lagu qabtay Stockholm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden 06/06- 2015 ka dhacday Siyaaradii Sheekh Cali Samatar iyo Mashaa.ikhdiisa iyo Talaamiidiisa Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee Magaalada Stockholm ayaaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne badan.



Siyaaradaan oo Sanadkiiba mar kagu qabto Magaalada Stockhol ayaa waxay ka dhacday
Xaafadda Tensta.


Siyaaraadaan oo ahayd mid ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad

By sunnaweb.com

stockholm Office

E-mail sunnaweb@hotmail.com







































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc