Siyaaradii SH. Nuur Jimcaale iyo Sh Cabdiraxman Sh Nuur

0
Thursday September 07, 2017 - 13:10:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii SH. Nuur Jimcaale iyo Sh Cabdiraxman Sh Nuur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus






Waxaaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay Siyaaradii Sh Nuur Jimcaale iyo Sh C/Raxman Sh Nuur Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa,udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Magaalada Stockholm ayaaa waxaa lagu qabtay Xaafada Tensta.

Siyaaradaan oo Sanadkiiba mar lagu qabto Magaalada Stockholm ayaa waxay ka dhacday Xaafadda Tensta.
Culumadaan waxay kaalinweyn kulahaayeen fidinta diinta islaamka waxayna dadka dhexdiisa ku lahaayeen qadarin weyn waxayna Fidin jireen diinta islaamka iyo dariiqada qaadiriyada.


dhanka kale Sh Cabdiraxmaan wuxuu ahaa dhakhtar kuxeel dheer Arimaha Caafimaadka Gacantiisa barakaysana dadbadan ilaahay ku Caafiyay.

By: Sunnaweb.com
Stockholm Office
E.amail:sunnaweb@hotmail.com



















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc