Ogeysiis:

Wargalin Siyaaradii Sheekh Axmed Suufi oo lagu qaban doono Stockholm
Bismilaahi Raxmaani Raxiim Wargalin
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsho waynta Soomaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Sweden in Magaalada Stockholm gaar ahaan Xaafadda Tenesta lagu qaban doono Siyaaradii Sheekh Axmed Suufi Sheekh Shacayb, maalinta Sabatida ah ee soo socota taariikhduna ay ku beegan tahay 3/2/2018. Ka soo qayb gal wacan.
Wixii faaf faahin intaas dheer kala xiriir Tel. 0762653115 ama E-mailkaan: info@sunnaweb.com
Wargalin Siyaaradii Sheekh Axmed Suufi oo lagu qaban doono Stockholm