Muxaadaro ku Saabsan Al Israa Walmicraaj

0
Thursday March 22, 2018 - 15:46:05 in Wararka by Mucalim Muxamed Cabdullahi
  • Visits: 1841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxaadaro ku Saabsan Al Israa Walmicraaj

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bishab Rajab, waxa ay ka mid tahay bilaha Ashhurul xurum taaso Allaah Subxaanahu Watacaala uu Qur'aankiisa ku sheegay.

Alaah Subxaanahu Watacaalaa Waxa uu Qur'aankiisa ku sheegay in inta lagu guda jiro bilaha xurmada leh ee Bishaan Rajab ay ka mid tahay in Dadka Muslimiinta ah uu xaaraam ka yahay inay macsi ku dulmiyaan naftooda.

Camal kiisa ugu wanaagsan oo bishaa la qabto waxaa ka mid ah Xuske Eebe oo carab kaagu uusan ka aamusin Tasbiixda, Taxmiida, Tahliilka, Istiqfaarta iyo Salliga Nabiga Sallaahu Calayhi Wasallam.Digriga ugu weyna waa akhrinta Quran ka iyo Salliga Nabiga Sallaahu Calayhi Wasallam, 

Sdioo kale Bishaan Rajab 27 deeda Waxaa dhacday Munaasabadii Al Isra Walmicraaj oo ahayd Habeenkii la dheelmiyay Nabigeenna Sallaaahu Calayhi Wasallam.

Halkaan ka dhagayso Muxaadaro ku saabsan Al israa wal micraaj sh salaad cantoob xasan

https://www.youtube.com/watch?v=vFtoSRXfuBw




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc