Tacsi tiiraanyo leh inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna

0
Saturday March 24, 2018 - 02:11:54 in Wararka by Mucalim Muxamed Cabdullahi
  • Visits: 1653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi tiiraanyo leh inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaalillaahi wa innaa ilayhi Raajicuun Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota Ehelkii iyo Qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Faadumo Cabdulle Cali oo xalay ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.


Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha Sunnaweb waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Sheekh Cabdiraxiim Xaashi Xirsi oo Hooyadiis Faadumo Cadbulle Cali ay ku geeriyootay Magaalada Muqdisho. 

Waxaan Allaah uga baryeynaa in uu jannadii fardoowso ka waraabiyo eheladii iyo dhamaan intii ay ka baxday inuu ilaahay ka siiyo samir iyo iimaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc