Shirweynaha 7-aad ee Suufiyadda Islamka oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho [Daawo Video iyo Sawirro]

0
Friday April 13, 2018 - 01:28:40 in Wararka by Mucalim Muxamed Cabdullahi
  • Visits: 1509
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirweynaha 7-aad ee Suufiyadda Islamka oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho [Daawo Video iyo Sawirro]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkaan Ka Daawo Video

Shirka 7-aad Caalamiga ah ee Culimada Suufiyadda Adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirkan oo uu martigelinayo wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Soomaaliya Khaliif C/qaadir Macalin Nuur ayaa waxaa ka qeyb galay wufuud caalami ah oo ka kala socda dalalka: Turkiga, Cirqaq, Masar, Algeria, Morocco, Britain, Sudan, Djibouti, Jordan, Senegal and dalal kale.

Shirkii lixaad ayaa lagu qabtay  dalka Turkiga, iyadoo ay Soomaaliya qaadatay martigelinta shirka 7-aad oo maanta ka furmay Muqdisho.
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc