Ogeysiis Siyaaradii Sheekh Cali Samatar oo lagu qaban doono Magaalada Stockholm

0
Monday April 16, 2018 - 00:08:37 in Wararka by Mucalim Muxamed Cabdullahi
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis Siyaaradii Sheekh Cali Samatar oo lagu qaban doono Magaalada Stockholm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogeysiis Waxaa la ogeysiinyaa Muslimiinta ku dhaqan Dalalka Yurub gaar ahaan Sweden in 21 da Bishan April Maalinta Sabtida ah Masjidka Khayr ee Magaalada Stockholm lagu gaban doono Siyaaradii Caalimiintii Soomaaliyeed Sheekh Cali Samar iyo Talaamiidiisa Sheekh Yuusuf Ibraahim,Sheekh Cali Cilmi Yare iyo Sheekh Maxamed Cismaan Raximahumulaahu Tacaalaa.

Siyaaraad Mashaa’ikhda oo sanad walba xiligaan oo kale ka kala dhaca daafaha caalamka ayaa sidoo kale waxa kulan duco loogu qaban doonaa Masjidka Khayr waaxaana halkaasi Muxaadarooyin ka soo jeedin doona Mashaa'ikh Caan ah.

Hadaba gudiga abaabulka howlaha Siyaaraada waxey leeyihiin dhamaan Mucashaqiinta jecel ka qeybgalka xuska lagu weyneenayo mashaa’ikhda waxaan kusoo dhaweyneenaa gacmo furan iyo qalbi saafi ah ee kasoo qeybgal wacan.

Bye Sunnaweb



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc