Siyaradii Sh Cali Samatar iyo ShCali Cilmiyare oo Xalay lagu Dhigay Stockholm Sweden.+Sawiro

1
Sunday July 10, 2011 - 15:39:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaradii Sh Cali Samatar iyo ShCali Cilmiyare oo Xalay lagu Dhigay Stockholm Sweden.+Sawiro

    Culimada Ahlusunno-Waljamaaca ee ku dhaqan Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden ayaa xalay waxa ay dhigeen Siyaaradii Sheekh Cali Samatar. Siyaarada Sheekh Cali Samatar ayaa waxaa ka soo qeyb galay Dadweyne aad u fara badan oo isugu jiray rag iyo h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Culimada Ahlusunno-Waljamaaca ee ku dhaqan Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden ayaa xalay waxa ay dhigeen Siyaaradii Sheekh Cali Samatar. Siyaarada Sheekh Cali Samatar ayaa waxaa ka soo qeyb galay Dadweyne aad u fara badan oo isugu jiray rag iyo haween, sidoo kale waxaa siyaarada ka soo qeyb galay maashaa'ikh waa weyn oo ka tirsan ahlusunno-Waljamaaca, kuwaa oo ay ka mid ahaayeen 1 Sheekh Muxyidiin Xassan ayaanle 2 Sheekh Muxyidiin Xirsi 3 Sheekh Cusmaan Qoryoole, 4 Sheekh Mxamuud Cabdi Sabriye,5 Macallin Saciid. Siyaarada ayaa waxaa muxaadaro Qayim ah oo lala wada khushuucay ka soo jeediyey Al-Callaamatu Sheekh Muxyidiin Xassan ayaanle. Muxaadarada Sheekh Muxyidiin Xassan ayaanle iyadoo cod ah halkaan ka dhageeyso




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc