Sheekh Ismaaciil Sheekh Cali Samatar oo soo gaaray Sweden

0
Saturday April 21, 2018 - 00:22:55 in Wararka by Mucalim Muxamed Cabdullahi
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Ismaaciil Sheekh Cali Samatar oo soo gaaray Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

 

Qaar ka mid ah Culimo Udiinka Ahlusunn Waljamaaca ayaa Magaalada Stockhlom ee Caasimada Dalka Sweden ku soo dhaweeyay Sheekh Ismaaciil Sheekh Cali Samatar oo ka mid ah Culimada Ahlusunna Waljamaaca oo ka soo kicitimay Dalka Mareykanka. Sheekha ayaa mudo todobaad ah waxa uu jooji doonaa Sweden isagoona ka qayb gali doona Siyaarada Sheekh Cali Samatar oo ka dhicaysa Magaalada Stockholm. Wixii faah faahin ah oo ku saabsan Safarka Sheekha iyo Siyaarada uu ku yimid Sweden kala soco wararkeena dambe ee Sunnaweb.

 
 
 

 
 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc