Siyaaradii Sh. Cali Samatar iyo Talaamiidiisii oo lagu qabtay Stockholm.

0
Wednesday April 25, 2018 - 09:58:21 in Wararka by Abdinoor Maali Hassan
  • Visits: 1996
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sh. Cali Samatar iyo Talaamiidiisii oo lagu qabtay Stockholm.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay  Siyaarada  Sheekh Cali Samatar iyo  Talaamiidiisii iyo Mashaa.ikhdiisii. Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa,udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Magaalada Stockholm ayaa waxaa ka soo qayb galay culimaa,udiin iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada.



 

Siyaarada ayaa sanadkaan waxaa ka soo qayb galay Sh.Ismaaciil Sh. Cali Samatar oo uu ka yimid wadanka Maraykanka.

Siyaaradaan oo Sanadkiiba mar lagu qabto Magaalada Stockholm ayaa waxay ka dhacday Xaafadda Tensta.

Siyaaraadaan oo ahayd mid ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.

Shabakadda Sunnaweb.com
Stockholm Office
E-mail info@sunnaweb.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc