Magaalada Gothenberg oo Maanta Si Weyn Looga Ciiday

0
Wednesday August 31, 2011 - 13:43:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3027
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Gothenberg oo Maanta Si Weyn Looga Ciiday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus





Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar laa Ilaaaha Ilalaahu alaaahu Akbar walilaahu xamdu”.

“Alaaahu akbar kabiiraaa Wal xamdi lilaahi ka siiraa Wa subxaana laahi Bukratan Wa asiilaa”waa erayadii ay kutakbiirsanayeen boqolaal muslimiinoo isugu soo baxay si u tukadaan salaada ciida magalaadaGothenberg eeDalka Swedeniyada oo dadku isagu hambalyaynay ciida Fidriga oo leh taqabala laahu minaa waa minkum



Sheikh Cabdiraxman sheikh Muxiyadin Celioo isagu khudbad ka soo jeediyay halkaas ayaa waxa uu ku dheeraaday in dadku ay isu naxariistaan isla markasna si markas Eebe ugu naxaristo ayna ka farxiyaan dadka masaakiinta ah ee aan waxba haysan.

Waxa kale ee uu sheikha ka hadlay in laga shaqeeyo nabada iyo in la maqlo xukuumadda somaaliyeed

loona hoggaansamo si' loo gaaro liibaan adduun iyo mid aakhira.

Waxa kale uu Sheikha soo hadal qaadey in ay muhiim tahay in sahayda gar-gaarka dadka dhibaateysan loo

mariyo xukuumadda soomaaliyeed .

Taa ayaa ah xaq haddii la khiyaaneyn dadka iyo dalka, http://www.paceltd.co.uk/bell-ross-replica-watches-uk-vintage-br-123-gmt-24h-review/dalka waxa uu leeyahay dowlad ka mas'uul ah.

Qolyaha caadeystay in ay soo fadhiistaan shaa-shadaha tv-yada ee leh suuradda iyo Bidhanta

Culimo ,lagama aamin aho.

Sheikhu waxa uu u Duceeyey islaamka iyo muslimiinta guud ahaan . gaar ahaan ummadda soomaaliyeed.

Munaasabadii ciidul-fitriga waxa ay ku so Dhammaatay jawwi wanaagsan.

Wxaa soo abaabulayGucci Replica Watches munaasabadda IddaaraaJamaacada Ahlu sunna wal-Jamaa'ah ee Gothenburg-

Sweden.

Hussein Malimhttp://cheapfakewatch.com/?p=5 Abba

Sunnaweb http://www.paceltd.co.uk/page/2/office

gothenburgFerrari replica watches



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc