Ogeysiis:
- Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan Ugaas Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
- Ogeysiis: Dhammaan walaalaha waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
- Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
Ogeysiis: Ixtifaalka Mowlidka Nabiga nnkh. oo lagu qaban doono Stockholm.
waxaa dhamaan Muslimiinta ku nool Dalka Sweden, gaar ahaan Magaalada Stockholm la ogaysiinayaa in la qaban doono "Ixtifaalka Mawliidka Nabigeena S.C.W." maalinta Sabtida ah, Bisha november ay tahay 17- 2018.
Xafladda Ixtifaalka Mawliidka Nabiga (scw) waxaa lagu qaban doona "Hoolka shirarka Tensta Träff
Waxayna bilaaban doontaa saacaddu markay tahay 15:00 ilaa saacaddu markay tahay 22:00 ee Fiidnimo.
Ha moogaanina in aad ka soo qayb gashaan Xafladda Ixtifaalka Mawliidka Nabigeena (scw), si aad uga faa'idaystaan barashada "Siiradi Nabiga SCW, dhegaysiga Wacdiga, Naseexada, Dardaaranka iyo Baraarujinta xagga Diinta Islaamka."
Ilaahay ha nagu wada abaalmariyo shafeecadda Nabigeena suuban SCW.
Wa Billaahi Towfiiq.
Xariirka Telefonda:
0046: 700100169
E mail. info@sunnaweb.com
Ogeysiis: Ixtifaalka Mowlidka Nabiga nnkh. oo lagu qaban doono Stockholm.
waxaa dhamaan Muslimiinta ku nool Dalka Sweden, gaar ahaan Magaalada Stockholm la ogaysiinayaa in la qaban doono "Ixtifaalka Mawliidka Nabigeena S.C.W." maalinta Sabtida ah, Bisha november ay tahay 17- 2018. Xafladda Ixtifaalka Mawlii