Xaflad Nikaax oo ka dhacday wadanka sweden iyo hambalyo loo dirayo

0
Saturday April 23, 2011 - 18:01:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3931
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaflad Nikaax oo ka dhacday wadanka sweden iyo hambalyo loo dirayo

    Xaflad Nikaax oo kulmiysay Dad-weyne faro badan oo isaga yimid meelo badan oo ka mid ah wadanka Sweden iyo waliba Qaarada Yurub ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 16 April 2011 ka Dhacay xaafada tensta masaajidka soomaalida ee magaala madaxda Sweden.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad Nikaax oo kulmiysay Dad-weyne faro badan oo isaga yimid meelo badan oo ka mid ah wadanka Sweden iyo waliba Qaarada Yurub ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 16 April 2011 ka Dhacay xaafada tensta masaajidka soomaalida ee magaala madaxda Sweden. Munaasibadaan Nikaaxa ah oo aad u qurux badnayd, ayaa sida dhaqanka somalida iyo diinta islaamkuba dhigayso la isugu Nikaaxiyay Sh. Muxyadiin Maxamud Xirsi iyo Nuuro Warsame Faarax. Munaasibadaan oo ay kasooqayb galeen Culumaa.udiin,Madax dhaqameedyo, Ganacsato, waxgarad kuwaasoo isugu jira Rag iyo Dumar ayaa waxaa soo agaasimay bahda Ahlusunna waljamaaca oo kunool Magaalada Stockholm Caasimada Sweden. Munaasibadaan oo jawi wanaagsan kubilaabatay kuna dhamaatay ayaa dhamaan dadka hoos kuqoran waxay hambalyo iyo duco balaaran udirayaan Arooska Sh. Muxyadiin Maxamud Xirsi iyo Aroosda Nuuro Warsame Faarax lamaanahaas oo Nikaaxoodu kadhacay Sweden. Sh. Muxyidin Xassan ayanle Sh. C/raxmaan Sh. Muxyidin Sh. Maxamud Maxamed Cali Sh.Cisman Xaaji Adam Sh. Daahir Warsame(Walde) Macalim Bashiir Sh. Maxmed Macalim Siciid Xasan Cilmi C/Saciid Maxamed Maxamud Guleed mahamed Adam Macalim Mahad sh.ahmed Axmed Nuur Cabdi kariim Qasim Adam Abdi Abdirahman Mahamud Shi Ali maxamed Farax Abdulkadir Cali Siyaad Abdi Nuur M.Xasan Mahamed Sh Abdullahi Mohamed Abdullahi Yusuf Cabdi Nuur m abdulqadir Abukar Sh Ali Cilmi Yare Mahamud Cisman Yusuf Mohamed M Said Jamac Abdi Farah Cirbad Ahmed Mahamud Farah Cusmaan Yusuf Kulmiye Axmad Yusuf Kulmiye Mowliid Axmad Yusuf Nuur Maxamud Yuusuf Shi.Cali xaashi Cali Daahir Maxamed Farxan Xirsi diirshe Bashiir Ahmed Salad Khaliif Axmed Naaleeye Sh. Cusmaan sh Cali Sh. dahir Xaaji Maxamud Sh. dahir Xaaji Cusmaan Sh. Cumar Maxamud Cigal Sh. Muxyadiin Sh. Siciid Cabdulaahi Cali Sh. Cusmaan. Bashiir Axmed Salaad Macalim Muuse caateeye Bashiir Siciid Xasan C/Risaaq Tahaliil Xasan Siciid Tahaliil Xasan Mursal Maxamud Farax Maxamud Cabdi Sabriye Maxamed C/Qadir daahir Sowda shi cali Cilmi Yare Fardowsa C/nuur Macalim Sucdi maxamed shi Safiyo shi C/Raxman Shukri xuseen shire Shukri cisman yuusuf Ido cilmi dheere Nimco Cumur rooraye Maryan yuusuf kulmiye Abshiro yuusuf kulmiye Xakiibo maxamud faarax Sacdiyo Adan faarax Hibo tahaliil xasan Fartuun Axmed Yuusuf Sahra Axmed Yuusuf Kaafiyo Cismaan Sahro Cali Maxamud Sahro Sabdi Caagane Sacdiyo Xuseen Fadumo maalin guur Shaaciyo Sahal Deeqo Siciid Cilmi Ruqiyo Sh.Ahmed Sh. Maryan Sh. Cali Cilmi Yare Caasilo Cabdi Cilmi Caasho Sh. C/Raxmaan Muxubo Cabdi Madoobe Kaafiyo Cabdi Madoobe Caasho Cilmi Ereg Faadumo Shanle Fowsiyo Siciid Xasan Fahmo Sh. Cabdulaahi Xabiibo Axmed Cabdi Amino Adan dulyar Shamso Maxamed Ciise Xabiibo Cali Warsame Deeqo Gaas Geedi Farxiyo Cabdul Kalajaban Waris Axmed Mire Waris Axmed Cilmi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc