Ixtifaalka Mowliidka Nabiga NNK oo lagu qaban doono Birmingham UK

0
Monday January 30, 2012 - 21:40:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ixtifaalka Mowliidka Nabiga NNK oo lagu qaban doono Birmingham UK

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus



Ogaysiis Waxaa umada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Ingiriiska loogu
bishaareenayaa in la qabanayo Ixtifaalka Mowliidka Nabiga SCS oo lagu

qabanayo magaalada Birmingham ee ku taala bartamaha wadanka Ingiriiska
taariikhdu markay tahay:-

04/02/2012 maalin Sabti ah saacaduna ay tahay 3:00pm -8:00pm

Address: Regents Park Banpuetting Hall, Regents Park Road, Small
heath, Birmingham, B10 0QP

Buses: from City Centre 58, 59, 60 Coventry Road bay Off ka tahay
Regents park Road Waxay ka gadaalaysaa Learndirect

Umada Islamka ah ee ku nool aduunka dacaladiisa waxay weeneeyaan
bishaan oo ah bishuu dhashay Suubanaheena Muxamed SCS waxayna badiyaan
jacaylka ay u qabaan,

Culumada ka muxaadareenaysa ayaa waxay kala yihiin sidan:

Sh. Axmed Cali Jaamac ( Sh. Fanax) from Leicester UK.

Sh. Axmed Mataan From London

Sh. Cali Maxamed Shiikh ( Sh. Cali Loobogay) From London

Sh. Caydaruus Sh. Maxamuud From Birmingham

Sh. Aadan Qanyare From Birmingham iyo culumo kale oo farabadan oo ay
ajanabi ka mid yihiim.

Waxaa sidoo kale aan meesha ka maqnayn Nashiidooyin/ Qasaa'id nabi
amaan ah iyo wacdi kale oo farabadan.

Waxaa ku casuman dhamaan rag, dumar iyo caruurba, raga iyo dumarka waa
kala xiranyihiin mahadsanidiin.

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xariiri kartaan qabanqabiyaasha kala
ah Mobile: 07960943138 ama 07877166468 iyo emailka hoos ku qoran.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc