Ziyaaradii Sh.Uweys Alqaadiri Sh.Suufi iyo Sh:Cabdiraxman Zeylici oo lagu qabtay Stockholm

1
Sunday March 11, 2012 - 23:54:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ziyaaradii Sh.Uweys Alqaadiri Sh.Suufi iyo Sh:Cabdiraxman Zeylici oo lagu qabtay Stockholm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaaa Magaalada Stockholm ee wadanka sweden lagu qabtay Ziyaaradii Mashaa.iqdii Ajilada ahaa ee Sh,Uweys Alqaadiri,Sh.Suufi iyo Sh.Cabdiraxman Zeylici.Ziyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee magaalada Stockholm ayaaa waxaa ka soo qayb galay mashaa,id iyo dadweyne aad u tiro badan.
waxaa mashaa,iqdii kasoo qayb gashay ka mid ahaa sheikheena weyn Sh.Muxiyadiin xasssan ayaanle oo Ziyaarada kasoo jeediyey Muxaadaro aad u qiimo badan oo uu uga hadlay wanaaga ay leeyihiin dadka wanaagsa.iyo taariikhdii Mashaa.iqda la xusaayey halkaan ka dhageeyso Muxaadaradii Sh.Muxiyadiin
Mashaa,iqda kale ee ka soo qayb galay waxaa ka mid ahaaa
Sh.Cismaan Xaaji
Sh.Maxamuud Cabdi Sabriye
Sh.Mahad Sh.Axmed Sheelare
Sh.cismaan Naaleeye
Sh. Bashiir Sh,Maxamed Macalin
Sh.Abdifitaax Ilkacase
Sh.Suleymaan
Sh.Guuleed
Ziyaarada oo ahayd mis si weyn loo soo agaasimay ayaaa waxay kusoo gabagaboowday Nuur iyo Nafaxaad.


Sh.Muxiyadiin Xassan Ayaanle






























Waxaa soo Diyaariyey
Sunnaweb.com
Stockholm Office.
sunnaweb@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc