Ogeysiis:
- Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan Ugaas Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
- Ogeysiis: Dhammaan walaalaha waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
- Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
Ziyaaradi Sh.Cabdulqaadir Jiilaani oo lagu qabtay Minneapolis U S A
Xaflad Si wayn loo soo agaasimay oo lagu Xusayay Siyaradii Shiikh abdiqadir Jiilaani ayaa lagu qabtay Madarasayu Nuuruliimaan ee magalada Minneaolis.Xafladaas oo dhacday Habeenkii Sabtida ahayd oo Taariikhdu ku beegneyd 3/11/2012 ayaa waxaa kasoo qayb galay culimaa udiin ey ka midyihiin
Shiikh Maxamed Abdi{CAAFI}
Shiikh Osman Baashi
Shiikh Abdinaasir ALAHA NACAFIYO
Shiikh Abdikariim warsame
Shiikh Saciid Boqor
Xaaji Sadiiq
Mucalim Farxan Dahir Ciid
Ayaa waxay culimadu ku ku dheereadeen wax qabadkii uu shiikhu iyo masha ikhda la mida ay diinta islamka usoo qabteen taas oo ay wax qabadkoodii ey marqaati u talay in iyagii manta laxuso.xafladaas oo dadku aad uga faa iidaysteen waxay ku soo gaba gabowday farxad iyo rayn rayn
Ziyaaradi Sh.Cabdulqaadir Jiilaani oo lagu qabtay Minneapolis U S A