Dhimaha Masaajidka Wisil ee Gobalka Mudug iyo Codsiga Gudiga Masjidka

1
Sunday March 18, 2012 - 23:25:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhimaha Masaajidka Wisil ee Gobalka Mudug iyo Codsiga Gudiga Masjidka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Wisil ee Gobalka Mudug waxaa Bilihii la soo dhaafay ka socday Dhismaha Masjid Cusub oo lagu Magacaabo Lulubsho oo dhismihiisu uu ka socdo Bartamaha Magaalad

Waxaana Dhismaha Masjidka qayb ka qaatay dadka Deegaanka Wisil Hase yeeshee Markii uu marayo qaybtii hore ayaa waaxa Dhamaaday Dhaqaalihii lagu dhisi lahaa Masjidka.

Hadaba Dadka Muslimiinta ah Meelkasta oo ay Caalamka ka joogaan waxaa laga codsanayaa inay ka qayb qaataan Dhismaha masjidka oo ay si aad ah ugu baahanyihiin Dadka muslimiinta ah ee ku nool Magaalada Wisil,waxaana si gaar ah Codsi loogu gudbinayaa Jaaliyada Magalada Wisil ee ku nool Dunida Daafeheeda.

Sadaqo waa waxa ugu qiimaha badan mida xitaa marka aad dhimato ka gadaal uu ajarkeeda uu kuu soconayo oo ah sadaqada jaariyada ah sidii Nabigeena( SCW)uu ku sheegay xaddiithka saxiixa ah.


Xawaalada Olimpic Account waa
shiikh Bashiir 2000
Si waxii aad sadeqaysan kartid aad u bixisid la xariir Telfoonka

Bashiir Ali Ilka digir 0012075239660
Macalin Cali Salaad +252615006316
Shiikh Maxamed Salaad +252615495082
Ka qayb qaadashadaadu waa muhiim.

NB walaalayaal lulubsho waxay u dhawdahay magaalda wayna ka tirsan tahay qaasatan Jaaliyada waxaan ka codsanaynaa in si gooni ah ay isku xilsaaraan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc