Ogeysiis:
- Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan Ugaas Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
- Ogeysiis: Dhammaan walaalaha waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
- Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
Shir weynihii 8aad ee Ahlusunna Waljamaaca oo lagu qaban doono Stockholm
Goobta shirku ka dhacaayo waa
hoolka shirarka ee Tensta Träff
Saacaddu waa 14:00 Ilaa 22:00
Wixii faahfaahin intaas dheer kala xiriir
Stockholm Tell: 0704191825
Göteborg Tell: 0736184115
Örebro Tell: 0739482555
E_Mail Sunnaweb@hotmail.com
Shir weynihii 8aad ee Ahlusunna Waljamaaca oo lagu qaban doono Stockholm