Siyaaradii Sh.Looboge oo lagu qabtay göteborg Sweden

2
Wednesday May 09, 2012 - 02:07:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3099
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sh.Looboge oo lagu qabtay göteborg Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Göteborg ee wadanka sweden lagu qabtay xafalad si weyn loo soo agaasimay laguna maamuusaayey siyaaradii sheikh axmed looboge.
Siyaarada oo ay ka soo qayb galeen culimaa,udiin,iyo dadweyne aad u tiro badan ayaa waxaa lagu soo bandhigay muxaadaraaad,nabi ammaan iyo qasaa,id aad u macaan oo ay qaadaayeen culimadii kasoo qaýb gashay siyaarta.
Siyaarada oo ay ka muuqatay bilc ayaaa waxaa ka mid ahaa dadkii soo qabanqaabiyey
macalim mire macalim ahmed
aydaruus sh ali rooraye
sh ahmed sh ali
sh abdulahi kilwo ciise
abdirashiid m yusuf
xaji husen maxamud ciise
bashiir xaaji
abdirizaaq osman rooraye
faadumo sayad ali
safiyo sh adan
sacdiyo fure
geedey huseen xaaji
ruquyo yusuf adan
kafeeyo khaliif.
Siyaarada ayaa waxaa ay kusoo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad


Sunnaweb Media
Stockhom Office
E.mail
sunnaweb@hotmail.com























Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc