Waxaa tacsidaan diraya Culimaa,udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee ku nool Wadanka Sweden

1
Sunday May 27, 2012 - 13:21:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaa tacsidaan diraya Culimaa,udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee ku nool Wadanka Sweden

    Innaalillaahi wa innaa ilayhi Raajicuun Waxaan halkaanTacsi tiiraanyo leh uga Diraynaa dhamaan. Eheladii uu kageeriyooday Sheekh Cumar Sheekh Max'ed Faarax oo ka mid ahaa Culimada ugu waaweyn Dariiqada ee Gobalada Dhexe oo ku geeriyooday Magaala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaalillaahi wa innaa ilayhi Raajicuun Waxaan halkaanTacsi tiiraanyo leh uga Diraynaa dhamaan. Eheladii uu kageeriyooday Sheekh Cumar Sheekh Max'ed Faarax oo ka mid ahaa Culimada ugu waaweyn Dariiqada ee Gobalada Dhexe oo ku geeriyooday Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug iyo dhamaan Bahweynta Ahlusunna waljamaaca waxaana leenahay samir iyo iimaan allaha kasiiyo,marxuumkana janadii firdowsa ka waraabiyo Aamiin. Waxaa tacsidaan diraya Culimaa,udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee ku nool Wadanka Sweden iyo Gudoomiyaha Ahlusunna Wajamaaca Pro: Xirsi Aw Maxamed Hilowle: Macalim Siciid Xasan Cilmi Sh Muxyadiin Xassan Ayaanle Sh. Sh daahir Xaaji Cusmaan Sh C/Raxman Sh muxyadiin Sh Cusmaan Xaaji Adan Sh daahir Xaaji Xassan Cabi Qani Sh. Guuleed Adan, Sh. Suleemaan Shiikh, Sh. Saliid, Sh: Caydaruus Macalim Faarax Sh:Maxamuud Cabdi Sabriye Sh: Mohamed M Said Jama Sh: Maxamud Maxamed Cali Sh:Cabdiraxman Sh: Muxyadiin Sh: Cismaan Shi Cali Naaleeye Shi. muxyadiin maxamud xirsi Sh: Abdi Farah Cirbad Sh: Axmed Nuur Cabdikarim Sh: Daahir walde Sh: Cabdi Nuur m abdulqadir Shi Daahir Maxamud Sh. Cabdiraxim Xaashi Cali Sh: Cabdiraxman Maxamud Sh: Axmed Cabdi kariim Casbaas Sh.Siciid Cabdi Muxyadiin Sh.Siciid Cabdi Qasim Adam Abdi Muxyadiin Siciid Sh: Cabdi Cabdulaahi Cali Sh: Cismaan Abdulkadir Axmed Cabdulaahi Cabdi Xalane Cabdulqaadir Godagode Shi Ali maxamed Farax Cirbad Abdi nuur Macalin Xasan Macalim Mohamed Abdullahi Bashiir dhajac jimcaale Macalin Abukar Sh Ali Cilmi Macalim Mahad Sh: Ahmed Mahamud Cisman Yusuf Macalim Bashir Sh Maxamed M Macalim Muuse Caateeye Macalim Cabdulqadir Cali Siyaad Ahmed Mahamud Farah Khaliif Ahmed Naaleeye Sh: Cali xaashi Mahamud Axmed Madoobe Bashiir Cabdulaahi Weheliye Cali Daahir Maxamad Sabriye Cabdi Siciid Yusuf Kulmiye Cabdulqaadir daahir (Kadawo) Cismaan Yusuf Kulmiye Bashiir Siciid Xassan (Baaruud) Siciid Tahaliil Xasan Mursal Maxamud Farax Maxamed Shiikh doon Maxamed C/Qadir daahir Maxamud Cismaan Yuusuf Farxan Xirsi diirshe Xassan Cali Faarax Iman Diriye Jimcale Macalim Bashiir Ahmed Salad Sowda shi cali Yare Sucdi maxamed shi Ardo Maxamed Sh: Safiyo shi cabdi raxman Shukri xuseen shire Shukri cisman yuusuf Ido cilmi dheere Kiin Maxamed Cali Qoran Warsame Sabriye Jamad Cabdilahi weheliye Nimco Cumur rooraye maryan yuusuf kulmiye Abshiro Yuusuf kulmiye Xakiibo maxamud faarax Sacdiyo Adan Faarax Caasho Maxamed Sabriye Hibo tahaliil xasan Fanax Nuuro warsame Faarax Siraad Sh: Xuseen Xaawo Sh: Maxamed Kaafiyo cismaan Sacdiyo Siciid (Gacmadheere) Fartuun Xassan (Baqra) Sahro cali maxamud Sahro cabdi caagane Deeqo siciid (Gacmadheere) Waris axmed cilmi weheliye Caasilo Cabdi Cilmi weheliye Caasho Cilmi Ereg Shalwo Maxamed Ciise Xabiibo Maxamed Guule Ardo dhooteeye Farxiyo Cali Maxamud Safiyo Xaashi Cali Siyaad Amino Adan dulyar Fadumo maalin guur Fartuun Axmed yuusuf Maryamo Axmed Salaam Sahro Axmed Yuusuf Sucdi Cabdi Xirsi Mulki Cabdi Xirsi Sowda Cabdi Xirsi Muxubo Cabdi Madoobe Kaakiyo Cabdi Madoobe Ruqiyo Shi Axmed Sh. Yuusuf Fahmo Shi C/dulahi indhayare Xabiibo Cabdi Jaamac indhayare Xabiibo Cali Warsame. Dhamaan waxay tacsi u dirayaan ehelelkii iyo qaraabadii uu ka Geeriyooday allaha u naxariiisteeSheekh Cumar Sheekh Max'ed Faarax leeyihiin Janadii allaha ka Waraabiyo intii uu ka geeriyoodayna Samir iyo iimaan Waasac ah allaha ka siiyo aamiin. Sidookale waxaa Tacsi gaar ah diraya Maamulada Shabakadaha Sunnaweb.com, daldeeq.com

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc