Casho Sharaf loogu sameeyey Sweden Prof,Sh. Xirsi Aw-maxamed Labagarre

0
Sunday May 27, 2012 - 17:50:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Casho Sharaf loogu sameeyey Sweden Prof,Sh. Xirsi Aw-maxamed Labagarre

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Ahlusunna Waljamaaca Prof Hirsi Maxamuud Labo garre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sweden ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ku soo dhoweeyeen casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay.
Casho sharaftan oo ka dhacday Jubba restourant ee magaalada Stockholm ayaa waxaa soo abaabulay Culimaa,udiinka Ahlusunna Waljamaaca.cashadii ka dib waxaa goobta ka hadlay Sh.Muxiyadiin Xassan ayaanle oo soo jeediyey muxaadaro aad iyo aad u qiimo badan .Intaas kabacdi waxaa iyaguna meesha ka hadlay mas’uuliyiin ka tirsan Jaaliyadda Sweden, oo isugu jiray oday dhaqameed, dhalinyaro, aqoonyahan, dumar iyo waxgarad kale. Jaaliyadda Sweden ayaa Gudoomiyaha ku ammaanay doorka saliimka ah ee uu ka qaatay sidii magaca Ahlusunna uu u gaarsiiyey aduunweynaha oo dhan.
waxaa sidoo kale isna goobta ka hadlay proff Sh. xirsi oo uga mahad celiyey jaaliyadda iyo culimada sida qiimaha badan ee ay ugu soo dhaweeyeen Stockholm isaga iyo waftigiisa


















































Waxaa soo diyaariyey sunnaweb media
Stockholm Office
E-mail sunnaweb@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc