Wararka

Siyaaradii Sh,Muxamed Cusmaan oo lagu qabtay minneapolis

0 Visits: 2483 | Tuesday May 31, 2011 - 02:50:12
waxaa madarasada caankaa ee nuuruliimaan ee magalada minneapolis lagu qabtay xaflad loogu ducaynayay shiikhii waynaa shiikh maxamed osman.xafladas oo ay ka soo qaybgaleen dadwayne iyo culimo waawayn oo ay ka mid ahaayeen sheekha caalimkaa ee faqiihaaa shiikh Abdiqadir xaashi Cali (Baajuuri) shiikh maxamed…

Read More »

Siyaaradii Sh,Muxamed Cusmaan oo lagu qabtay Stockholm

2 Visits: 2358 | Sunday May 29, 2011 - 17:23:19
Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden ka dhacday Siyaaradii Caalimkii weynaa ee Sheekh Muxamed Cusmaan. Sh.Muxamed Cusmaan oo ahaa Shiikh ay ka aflaxeen in kabadan kuma naan Culummaa udiin Somaliyeed ah oo ku kala firirsan aduunka dacaladiisa ayaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 28-Bisha May 2011…

Read More »

Ziyaradii Sh muxmed Cuthman oo logu qabtay Köping sweden

0 Visits: 1933 | Wednesday May 25, 2011 - 01:05:15
Siyaaradii Shiikh Mumaxamed Cusamaan oo lagu qabtay Sweden gaar ahaan (Koping=shoobin) Siyaaradii Waligii Illaahay Sh.Muxamed Cusmaan oo ahaa Shiikh ay ka aflaxeen in kabadan kuma naan Culummaa udiin Somaliyeed ah oo ku kala firirsan aduunka dacaladiisa ayaa galabtay oo ay taariikhdu tahay 19-Bisha…

Read More »

Ogeeysiis ku socda dhammaan Aqristayaasha SUNNAWEB.COM

2 Visits: 2330 | Sunday May 15, 2011 - 23:01:38
Asalaamu calaykum Dhammaan aqristayaasha sharafta leh ee ku xiran bogga SUNNAWEB.COM waxaan ka cudurdaaraneeynaa mudadii aan hawada ka maqnayn,waxaan hawada uga maqnayn balaarinta webka iyo tayeeyntiisa,waxaan mar kale idinkaga cudurdaaraneeynaa in aanan soo wada galin dhammaan duruustii aad uga barateen…

Read More »

Ixtifaalka Mowliid Nabiga NNK oo lagu qabtay London

0 Visits: 1899 | Wednesday May 11, 2011 - 13:27:54
Sabtidii 12 maarso 2011 Kuna beegneed 7 Rabiicul aakhir 1432 taariiqda hijriga waxaa Magaalada London ee wadanka ingiriiska Lagu Qabtay Mowliidka Nabiga (NNK). Xafladaan waxaa soo buuxiyay goobta dadwayne farabadan xafladaas oo ahayd mid aad loo soo agaa simay bilic iyo quruxna ka muuqatay waxay kudhamaatay…

Read More »

Ziyaaradii Sh.Axmed Looboge oo lagu qabtay Stockholm

0 Visits: 2564 | Tuesday May 10, 2011 - 02:05:58

Read More »

Ziyaaradii Sh. Uweys Al qadiri, Sh.Cabdiraxman Zeylici iyo Sh.Cabdiraxmaan Suufi oo lagu qabtay Stockholm

0 Visits: 3174 | Tuesday May 10, 2011 - 01:19:01
Munaasabad loogu ducaynayo sadex sheekh oo soomaaliye aad loogayaqaano taariiq dheerna kuleh ayaa lagu qabtay 20 Maarso 2011 wadanka Sweden Caasimadiisa Stockholm xaafadda Tensta. Sadexdaan Sheekh oo kala ah Sheekh Uwaysu Al-Qaadiri,Sheekh C/Raaxmaan Saylici iyo Skeekh C/Raxmaan Suufi waxay kamid ahaayeen…

Read More »

Innaa Lilaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun:

3 Visits: 2532 | Sunday May 08, 2011 - 17:28:13

Read More »

Ixtifaalka Mowliidka NNK oo si weyn looga dhigay magaalada Stockholm

0 Visits: 2499 | Saturday May 07, 2011 - 02:32:52
Maalinimadii Sabtida 19 febaraayo 2011 Kuna beegneed 16 Rabiicul awal 1432 taariiqda hijriga waxaa Magaalada Stockholm ee Caasimadda Wadanka sweden Lagu Qabtay Mowliidka Nabiga (NNK). Xafladaan oo lagu qabtay hoolka shirarka tensta träff ee Xaafadda tensta waxaa soo buuxiyay dadwayne farabadan. xafladaas…

Read More »

Ixtifaalka Mowliidka NNK oo si weyn looga dhigay magaalada Köping daawo

0 Visits: 3012 | Thursday May 05, 2011 - 01:53:27
maalintii sabtida aheyd 5ta bisha mars 2011 waxaa magaalada Köping ee wadanka Sweden laguqabtay xaflad lagu khatimayay dhalashadii mowliidka nabiga (nnk) Xafladaas oo kadhacday hoolka shirarka ee looyaqaan volvogÃ¥rden ee xaafada Glasgatan. ee magaalada Köping waxaa kasoo qeeb galay dadweyne aad…

Read More »

Ziyaradii Sh.cabdale iyo Sh. Cawareere oo Sweden Lagu Qabtay daawo sawiro

0 Visits: 2413 | Sunday May 01, 2011 - 20:49:13
Ziyaradii Sh.cabdale iyo Sh. Cawareere oo lagu qabtay sweden. Munaasabad loogu ducaynayo Labada sheekh oo kala ah Sh.Cabdale iyo Cawareere ayaa lagu qabtay 03 April 2011 Wadanka Sweden Caasimadiisa Stockholm xaafadda Tensta. Sh.Cabdale iyo Cawareere ayaa siwayn looga siyaaraa soomaaliye meela badan…

Read More »

Xaflad Nikaax oo ka dhacday wadanka sweden iyo hambalyo loo dirayo

0 Visits: 3932 | Saturday April 23, 2011 - 18:01:42
Xaflad Nikaax oo kulmiysay Dad-weyne faro badan oo isaga yimid meelo badan oo ka mid ah wadanka Sweden iyo waliba Qaarada Yurub ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 16 April 2011 ka Dhacay xaafada tensta masaajidka soomaalida ee magaala madaxda Sweden. Munaasibadaan Nikaaxa ah oo aad u qurux badnayd, ayaa…

Read More »

Site Designed & Developed by Ileys Inc