Bursa escort
KUTUBTA SOCOTO
LINKS

OGEYSIIS.IXTIFAALKA MOWLIDKA NABIGA NNK OO LAGU QABAN DOONO GöTEBORG

  10-08-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

"قُل بِفَضلِ اللهِ وبِرَحمَتِهِ فَبِذَلِكَ فَلْيَفْرَحُوا ، هَُو خَيرٌ مِمّا يَجْمَعُون".
"مَن أحَبّ شيئاً أكثرَ مِن ذِكرِه"

بِشهرربيعٍ قد بَدا نُورُه الأعلَى * فَيَا حَبّذا بَدراً بِذاك الحِمَى يُجْلَى
أنارَتْ بِهِ الأكوانُ شرقاً ومغرباً * وأهلُ السّما قالوا له مَرحباً أهلا
أيا مولِد المُختار جدّدتّ شَوقَنا *

إلى خير مبعوثٍ جليلٍ حَوَى الفَضلا




Ahlusunnah Waljamaca ee Göteborg, waxay ay Ku War-gelinayaa Dhammaan Muslimiinta ku Nool Dalka Sweden, Gaar ahaan Magaalada Göteborg iyo Nawaaxigeeda in la Qaban Doono "Ixtifaalka Mawliidka Nabigeena S.C.W.W." Maalinta Sabtida ah, Bisha November ay Tahay 18-11-2017. Munaasabada Ixtifaalka Mawliidka Nabiga (scww) Waxaa Lagu Qaban Doona "Hoolka Weyn ee Kortedala forum ee ku yaal waddada . Kortedala Torg 1; 415 10 Gothenburg. Wuxuuna Bilaaban Doona Saacaddu Markay Tahay 16:00 ee Galabnimo ah ilaa saacaddu Markay Tahay 22:00 pm ee Fiidnimo. Ha mooganina in aad ka soo qayb gashaan Munaasibada Ixtifaalka Mawliidka Nabigeena (scw), si aad uga Faa'idaystaan Duruus Kala Duwan oo Ku Saabsan Nolosha iyo Qeybaheeda Kala Duwan, Kuna Bixi Doono Afaf ama Luqada Kala Duwan, Sida Qoyska, Dhallinta iyo Guud Ahaan Qadaayaadka Ummadda Islaam ahaan iyo Insaan ahaan Intaba. Waxa Meesha Lagu Qeybin Doonaa - In shaa' Allaah - Dhaxalki Nabigeenna Muxammad (SCWW)" Ilaahay Ha Nagu Wada Siiyo Shafeecadda Nabigeena Suuban SCWW.

Wa Billaahit- Towfiiq.
Waxaa Iclaamiyay Idaarada A. S. W. ee Göteborg.
La soo Xiriir Telefon-nada
07 308 80 998 ama 07 007 62 622 ama 07 003 68 774
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :    
Email :    
Comment :    
Verification Code :  
 
 
su'aallo & jawaabo