Ixtifaalka Mowliidka NNK oo si weyn looga dhigay magaalada Stockholm
Maalinimadii Sabtida 19 febaraayo 2011 Kuna beegneed 16 Rabiicul awal 1432
taariiqda hijriga waxaa Magaalada Stockholm ee Caasimadda Wadanka sweden Lagu
Qabtay Mowliidka Nabiga (NNK).
Xafladaan oo lagu qabtay hoolka shirarka tensta tr&A