Xaflada Mowlidka oo lagu qabtay Madarasada Shekh Axmed sufi Rinkeby/Sweden
Dhalashada Nabigeeyna Muhamed swc ayaa lagu qabtay Madarasada Shekh Axmed sufi Shuceeyb oo ku taala xaafada Rinkeby ee dalka sweden waxaa ka soo qeybgalay munaasabada culumoudiin waalidiin ardayda madarasada iyo martisharafkale.