Share with your friends via email

Xaflad Nikaax oo ka dhacday wadanka sweden iyo hambalyo loo dirayo

Xaflad Nikaax oo kulmiysay Dad-weyne faro badan oo isaga yimid meelo badan oo ka mid ah wadanka Sweden iyo waliba Qaarada Yurub ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 16 April 2011 ka Dhacay xaafada tensta masaajidka soomaalida ee magaala madaxda Sweden.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip