Innaa Lilaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun:

3
Sunday May 08, 2011 - 17:28:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Innaa Lilaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha Unaxariistee Waxaa maanlintiishalay aygeeri naxdin leh ku timidSheekh Xassan C/raxmaan oo loo yaqiiney (Sheekh Qoryooleey) ooka mid ahaaCulumo udiinka Ahlusunno waljamaaca kuwa ugu caansan.

Sheekha ayaa waxa uuMaantlintii shalayku geeriyoodey Isbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya,halkaas oo Sheekhalooga dabiibayeydhawaacuga yiillley Madaxakadib marii ayla kacdey gaari uu sheekhu saarnaa Miino ayjidka udhexeeya Degmada Luuq iyo Garbahaareey ay ku aaseen Kooxda Al-Shabaab.

Allaha u naxariistee Sheekh Xassan Qoryooleey waxuu ka mid ahaa Culumada Ahlusunno waljamaaca kuwa ugu cilmiga badan, wxuuna sheekhu aqoon durugsan u lahaa Culuumta Shareecada Islamka Sida Tafsiirka Qur'aanka kariimka, Cilmiga Axaadhiista, Cilmiga Fiqhiga, Culuumta Alaada ee Naxwaha iyo Cilmiga Taswufka ee Tarbiyada Ruuxda, wuxuuna sheekhu daraaseyn jiray ama akhriyi jiray Culuumtaas aan kor ku soo xusay.

Allaha u naxariistee Sheekh Xassan Qoryooleey wuxuu Xarumo waa weyn iyo Masaajidyouu diinta Islamka ku faafin jiray ku lahaa Ceelsha Biyaha ee duuleedka Magaalada Muqdisho, halkaas oosidookaleay degenaayeen Eheleda Sheekha iyo inta badan Xertiisi iyo Sheekhiisi Sheekh Rufaaci Sheekh Axmed Sheekh Nuur Xuseen.

Allaha u naxariistee Sheekh Xassan Qoryooleeywuxuu ahaa Sheekh Caalim ah ooCilmigiisa ku camal falay, wuxuu kalooahaa sheekha ruuxhaybaddaka muuqataymuuqaalkiisa iyowaji furfurnaanta markii aad la kulanto ay farxad iyodeganaani laabtaada iyo oogadaad dabooleyso.Wuxuu ahaa Sheekhuruux Ilaahy ku maneystay Waji qurxoon, Fasiixodhihitaanka hadlka, afkla qaad qurxoon, ilka cad cad iyo hadal macaan oo xikmadi ka buuxdo.Wuxuu ahaa Sheekhuruux u jilicsan danahaiyo u adeegidda Mashaa'ikhda iyo guud ahaan qof kasta ooyimaada Sheekha.

Allaha u naxariistee Sheekh Xassan Qoryooleeykelmadihii uu oran jiray waxaa ka mid aheydQofkainta uu noolyahy waxa ay dadku ku yaqaanaan Qofkaasama ay ugu yeeraan ayaaloogu yeeridoonaa MaalintaQiyaamahana.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc