Ixtifaalka dhalashada Nabiga NNK oo si weyn looga dhigay Stockholm Sweden

2
Sunday February 03, 2013 - 17:57:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 11918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ixtifaalka dhalashada Nabiga NNK oo si weyn looga dhigay Stockholm Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Lagu Qabtay Magaalada Stockholm ee wadanka -Sweden Munaasabad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena(NNK).
Munaasabadaan qiimaha badan oo lagu xusay dhalashada Nabi Maxamed (NNHK) ayaa xalay oo taariikhdu ku beegnayd 02.02.2013. lagu qabtay Hoolka shirarka Tensta Träff oo kuyaala Xaafada tensta.
Munaasabadaan oo ay soo abaabuleen Culumaa’udiinka Ahlusunna waljamaaca ee ku nool magaalada Stockholm ayaa waxaa ka mid ahaa culimadii ka soo qaybgashay.


Sh M’diin Xassan Ayaanle

Sh M’diin M’ed Jiin-gaab Stockholm Sweden

Sh Abdullaahi Salaad Warsame Gothenburg Sweden

Sh M’diin M’uud Xirsi Köping Sweden

Sh Saalix Sayid Stockholm Sweden

Sh Daahir Almasri Stockholm Sweden

Sh Xassan Sh Cumar helising Filand

Macalim M’uud Sh Xassan Orebro Sweden

Sh Deeq M’uud Xaaji Cusmaan Stockholm.

Muxaadaraadka ay soo jeedinaayaan culimadu ayaa Waxaa bar-bar socday Maddaa’ix iyo Qasiiddooyin Nabi amaan ah.

Waxaa Gaba-gabadi Munaasabadda loogu duceeyay dhammaan Muslimiinta Guud ahaan , Gaar ahaana intii kasoo qaybgashay iyo kuwii dhigay Gogosha Rag iyo Dumar, Dhallinyaro iyo Waayeel.
Xafaldda oo ahayd mid ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.

waxaa soo diyaariyey sunnaweb.com
Xafiiska Stockholm Sweden
E-amil: sunnaweb@hotmail.com







sawiro 005_614x346




sawiro 170_614x346


sawiro 170_614x346
















Wixii talo iyo tusaale ah ku soo dir
sunnaweb@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc