Ziyaaradii Sh. Uweys Al qadiri, Sh.Cabdiraxman Zeylici iyo Sh.Cabdiraxmaan Suufi oo lagu qabtay Stockholm

0
Tuesday May 10, 2011 - 01:19:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ziyaaradii Sh. Uweys Al qadiri, Sh.Cabdiraxman Zeylici iyo Sh.Cabdiraxmaan Suufi oo lagu qabtay Stockholm

    Munaasabad loogu ducaynayo sadex sheekh oo soomaaliye aad loogayaqaano taariiq dheerna kuleh ayaa lagu qabtay 20 Maarso 2011 wadanka Sweden Caasimadiisa Stockholm xaafadda Tensta. Sadexdaan Sheekh oo kala ah Sheekh Uwaysu Al-Qaadiri,Sheekh C/Raax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad loogu ducaynayo sadex sheekh oo soomaaliye aad loogayaqaano taariiq dheerna kuleh ayaa lagu qabtay 20 Maarso 2011 wadanka Sweden Caasimadiisa Stockholm xaafadda Tensta. Sadexdaan Sheekh oo kala ah Sheekh Uwaysu Al-Qaadiri,Sheekh C/Raaxmaan Saylici iyo Skeekh C/Raxmaan Suufi waxay kamid ahaayeen Culumadii Qarnigii Sadex iyo tobnaad Aakhirkiisii iyo Qarnigii Afar iyo tobnaad awalkiisii Soomaaliye diinta islaamka fidin jiray sida. Sadexdaan Sheekh waxay ahaayeen Rag waawaeyn oo Cumadii Soomaaliye kamid ah waxay faafin jireen duruusta Cilmiga ah iyo dariiqadda Qaadiriyada. Waxaa siqoda dheer ugawaramay Culumadaas masiyadooda iyo wax qabadkooda Sheekh Muxyadiin Xasan Ayaanle.















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc